Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ah hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani ayaa hada qoral soo dhiigay barta ku leyahay Facbooga oo sidatan u qoran.
Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo shacabka Somaliland ee samaha jecel ba waxa aan u cadaynayaa inaanu jirin in la i xidhay.
Sidoo kale waxa aan canbaaraynayaa Xadhiga lagula kacay Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani iyo Afhayeenkii Xisbiga.