Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani Dr Cabdiraxmaan Ciro ayaa hada qoral soo saray u dhiigan yahay sidatan hoos ku qoran
“Umadda reer Somaliland waxa aan u xaqiijinayaa in goor dhaweyd sifo sharci darro ah oo aan wax cudur daar ah lahayn lagu xidhay Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga WADDANI, sida ugu adag ayaan u cambaareynayaa, waana in si degdeg ah xorriyadoodii loogu soo celiyaa.
Shacabka dareenkiisa xadhig iyo cabudhin toona laguma joojin karo. Waa inoo aroorta iyo Xarunta Dhexe.
Gudoomiyaha Xisbigga WADDANI,Cabdiraxmaan-Cirro.