Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeyo oo ka mida mudanayaasha golaha Waakilada ayaa u xaqiijiyay Suxufi Xasan Galaydh in la xidhay laba masul kala ah Xoghayaha Guud Xisbiga mucaaridka Wadani iyo Afhayenka Xisbiga Wadani balse ilaa hada masuuliyinta Xisbida Wadani kamay hadlin sababta loo xidhay,
Waxii ka soo kordha kala soco Qoryaale News.