Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xilka Qaadista Gudomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntiland Oo Ka Bilaamay Qaar kamida Magaaloyinka puntiland. Banaan Baxyo waawayn oo ka bilaamay magaaloyinka garoowe, boosaaso iyo Badhan oo shacabka reer puntiland ay kaga soo hor jeedan mooshinka xilka lagaga qaaday Gudomiyihii Golaha Baarlamaanka maamul gobaleedka Puntiland oo saaka mooshin ay xilka kaga qaaden 49 xildhibaan .
shacabka oo mudahaaradan iskugu soo baxay ayaa ku muujinaya sida ay uga soo hor jeedan xilka qaadista lagu sameeyay gudomiyaha baarlamaanka maamul puntiland Mudane Dhoobo Daarod.