Xukuumada Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqday Gudida Taakulaynta BELEDWEYN
Somaliland ayaa ku dhawaaqday guddi ka shaqayn doonta Kaalmaynta dadka ay waxyeeladu ka soo gaadhay Fatahaada webiga Shabeelle ee Beled-weyn.
Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Somaliland ayaa shaaciyay guddida oo ka kooban ,Culimo, Ganacsato, iyo Rugta Ganacsiga.
Guddidan ayaa isku dubari doonta dhammaan kaalmooyinka laga ururinayo gobolada Somaliland ee loo fidinayo Beled-weyn.
XigashoHassan Galaydh