Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir degdeg ah isugu yeedhay hoggaanka xisbiga.
Ma jiro faahfaahin ka soo baxday shirka laakiin sawirrada shirka oo lagu faafiyay baraha bulshada ee xisbiga ayaa lagu Yidhi “Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo shir deg- deg ah hadda isugu yeedhay Xubnaha Fulinta Xisbiga Waddani