Daawo: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Tegitaanka Cali Khaliif Ee Muqdisho, Muranka Ka Taagan Soo Xulista Komishanka Doroshinka Iyo Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Putland.

0
350

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Tegitaanka Cali Khaliif Ee Muqdisho, Muranka Ka Taagan Soo Xulista Komishanka Doroshinka Iyo Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Putland.

Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleban Maxamud Aadan ayaa ka hadlay xubintii muranka ka dhex dhalisay asxaabta qaranka ee komishanka doorashooyinka.

 

Sodoo kale waxa uu ka hadlay hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo sheegay in 99% ay maamulaan Gobolada bariga Sanaag.

 

Waxa kale oo uu ka hadlay tagitaanka Cali Khaliif ee Muqdisho ,Golaha Deegaanka ee muda Dhaafay hadana cashuurta qaadaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here