Ciidan Beeled Ku Sugnaa Buhoodle Oo Ku Biiray Ciidamada Qaranka Somaliland.

0
402
Hargaysa (Qoryaalenews)-In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland.
Ciidan Beeled Ku Sugnaa Buhoodle Oo Ku Biiray Ciidamada Qaranka Somaliland.

 

 

Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle.

 

Ciidaman reer Buuhoodle ee ku biiray millateria Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland dhawaan gole deegaan u samaysay magaalada.

 

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: sky, car and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, outdoor

Image may contain: sky

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: sky, car, outdoor and nature

 

Image may contain: one or more people, sky, tree, outdoor and nature

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here