Xaaladdii Magaalada Burco Oo Faraha Ka Baxday Iyo Xanuunkii Oo Ku Soo Laba Kacleeyay Dadkii Uu Ku Dhacay

0
353

Wararka ay helayso warbaahinta Gebogebo News ayaa daboolka ka qaadaya in xanuunkii kaduudiyaha ee dadweynaha magaalada burco iyo nawaaxigeeda ku habsaday uu iminkana ku soo laba kacleeyay dadkii uu hore ugu dhacay, sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in xanuunkani yahay kii ugu darnaa ee ay reer burco sida fiinta uga qayliyaan, xaalad gurmad ah oo deg deg ah ay

ayaan hadda jirin oo la geliyay dadweynaha magaalada burco marka loo eego wasaaradda caafimaadka somaliland.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa magaalada burco ee xarunta goboka togdheer laga soo sheegayaa xanuunkan loo
bixiyey magaca KADUUDIYE oo taag iyo maaro loo waayay waxaanadadka uu ku dhacayo dawo u ah sida la sheegayo
maydhasho joogto ah ama qubeys iyo sidoo kale dawada kaarjabinta, waxaa sidoo kale la sheegayaa in xanuunkani yahay mid
wada asiibaya oo ku dhacaya dhamaan qoyska kuwada guriga islamarkaana aanu jirin cid uu cafinayo haba yaraatee.

ayaan hadda jirin oo la geliyay dadweynaha magaalada burco marka loo eego wasaaradda
caafimaadka somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here