Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.
Saddex Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay shilka sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamaa Dabdamisku Axmed Sawaaxili Iyo Maayirka Caasimada Hrgaysa C/raxmaan Solteco
Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi la dhacay.