dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu
idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan jabhadda ka goosatay dalka jamhuurayadda barakaysan ee Somaliland
waxaa warwar walbahaar nagu abuuray dalka madaxa bannnaan
waxaa jiray illaaway dhibtii loo soo maray dalka waxaa la odhan jiray illawshiinyo dhowaa ma umulbaa
muuminka laba god lagama wada qaniino waxaa na soo jiitay madaxwanuhu markuuu abtiyaashi la kulmay una ballan qaaday cafiska jabahaadda kor ku xusan
talo soo jeedin
- madaxwayne mudane muse Biixi Cabdi wada tashi ka dib in uu cafis u fidiyo ciidanka xoogga dalk ka goostay
- in ay kulmaan madax dhaqmeedka dalku kana wada tashadaan sidii dalku hore ugu mari lahaa kana fikirtaan arrinta ceelafwayn diirirtana la qaboojiyo
- in goobaha cafimaadka ee dhiigga dadka loo soo shaqa tagay wasaaradda caafimaadk la hoosgeeyo.
- In la sameeyo shirkad caymiska u xilsaran gaadhiguna aanu wadada la wadaagin wadayaasha dhiggiisa ah.
- In dadka barakacyaasha loo bixiyo ee dalkoddii jooga laga daayo odhaahd barakaca lama arag dad danyra ah oo dalkay u dhasheen ku bara kaca.
- In la soo celiyo halkii dollar danyartu isu diri jireen qof aan waxa qorin waxan akhiyin ma agaran karo inta eber ee doolarka ku haabbbon
- Waxaa muuqata arrintii la moodeeyey shirkadaha dahabshhiil iyo telesom xaaladda isbelka u sabab ahaayeen.
Ha la colloobin muwaaddinka dalku idinka dheexeeyo.
Ha loo duceeyo madaxda si dalku tubta toosan qaado
Allah ayaa mahad iska leh
Deeq Cabdi Digale