Madaxweyne Biixi Oo Iminka Sheegay Qodobo Kulul Oo Xaasaasi Ah

0
354

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sheegay Inaan Dalka Biyo La,aani Ka jirine Ay Tallo Xumo Ina hayso ” Biyo La,aani Ma Jirtee, Tallo xumaa Jirta”
Madaxweynaha Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xuska Maalinta Cuntada Aduunka Oo Hargeysa Laga Xusay.

 

” Somaliland waxaa laynaga rabaa doorashadaaso nabad galyo inoogu dhacdo ,oo aanay khilaaf iyo xumaan inoo keenin ,
xisbiyada mucaaradka waa namaagaan waana dhaliilaan waan udeyneynaa waanan soo dhaweyneynaa , midna waxaan leeyahay hadii aad wax Beena oo aan jirin , shalay Xisbiga Waddani waxaa uu soo saarey qoraal kaga cabanayaan sadexda
xubnood ee aan magacaabey oon xaq uleeyahay yaguba waxay keeneen kuwoodii oo kumaan faragelin , baarlamankaana ka
garsoori doonaa oo awooda leh oo kadoodi oo gacantana utaagaya hadii ay soo celiyaana waan badeli doona hadii ay
aqbalaana waa sax “
” Dugsiyada gaarka loo leeyahay waan soo dhaweyneyaa qaranka tacab badan ayay galiyeen ardeydey ku tabceena waxay
maanta kala joogaan dunida waxaan kaliya isku haynaa inay dawladu lasocoto shaqadooda kaliya waa intaa hadii aad
macaashtey cashuurbaa lagaa qaaday halkaan iska fahmi la’nahay waan garan waayay “
Muuqaalka Warkan Oo Dhameystiran Kala soco Qoryaalenews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here