Waddani ayaa qoraal ay ku hakinayaan xubintooda u gudbiyay shirguddoonka wakiillada sida uu sheegay guddoomiyaha wakiilladu.
Waddani ayaa ka cabanaya xubnaha uu soo magacaabay madaxweynaha Somaliland oo ay sheegeen in xisbiga Kulmiye ay ka tirsan yihiin.