Suldaanka guud ee beelaha Biciide Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga hor yimid qorshaha cusub ee lagu dhammaynayo colaadda Ceelafweyn muddada dheer ka taagnayd.
Waxa uu madaxweynaha iyo wasiirkiisa Daakhiliga Maxamed Kaahin ku eedeeyay in ay siyaasadaynayaan hannaanka nabadaynta kadib markii beelaha hoose ee colaaddu u dhexayso lagu koobay arrinta nabadaynta.
Waxa uu sheegay in aanay beelaha hadda wada hadalku u socdo oo kaliya saamayn colaadda Ceelafweyn laakiin, dadyow kale dad kaga dhinteen,