Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland waxa uu Baahinayaa Islamarkana uu ku wargalinayaa Dhamaan Shirkadlayda Dhismayaasha Reer Somaliland Ee ka Shaqeeya Dhismaha iyo Iibinta Qalabka Computer Tablets Loo Soo Bandhigayaa 5 Mashruuc Oo Dhismayaal Kala Duwan Ah Iyo Computer Tablets Oo Dhamaantood loo Doonayo Dowlada .
Eeg