Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta hor-yimid golaha guurtida Somaliland si uu uga jawaabo cabasho ay ka soo gudbiyeen maamuleyaasha dugsiyadda gaar loo leeyahay, waxaanu jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow,