Ma jiro Dhaqaale kobcayaa oo hore u marayaa haddii aan aqoon lagu qorshayn oo lagu maamulayn. Ma jirto bulsho is beddel iyo horumar gaadhaa; haddii aqooni maqantahay. Mana jirto bulsho hab nololeedkeeda sare u qaadi kartaa; haddii aanay aqoonta dadkeeda adeegsan.
Waxbarashadu waa nidaam barbaarineed oo u habaysan si ay u hagto bulshada. Waxa ay jihaysaa aayaha waddan iyo dadka ku nool, waana hagaha ummadda oo la’aanteed aanay jiri karin nadaam, hormar iyo kaladambayn toona
Dhamaan Dhalinyarada Qalin Jabiyey Waan Hanbalyeynaya ,Aqoontiinu Waa in ay ahaataa mid ku barbaarisa garashada waajibaadka ka saaran bulshada iyo waddanka iyo waxa qofku xaq ugu leeyahay bulshada iyo waddanka (Responsibilities and entittelments).
congratulations congratulations congratulations