Wasaaradda Waxbarashadda Ee federalka Ethiopia Oo Xidhay 15 jaamacadoodoo ay kujirto Jaamacadda Rift Valley University.

0
493

Hay’adda u xilsaaran ilaalinta Tayadda  waxbarashadda sare ee dalka Ethiopia (HERQA) ayaa albaabadda isugudhufatay 15 Jaamacadood oo ku yaala dalkaas, arintan ayaa kadanbaysay ka dib markii Hay’addu ay in muddo ah baadhaysay Tayadda waxbarasho,

 

 

Sidaku cad warbixin ay soosaartay 20 kiiBishii April ee Sanadkan 2019. Laguna baahiyay dhamaan saxaafadda dalka Ethiopia sida TV-yada, Idaacaddaha, Jaraaidada iyo Website ka Hay’adda HERQA, Jaamacaddan Rift Valley ee la xidhay ayaa ka hawl gasha casimadda Somaliland eeHargeysa.

 

 

Wixiifaahfaahin ah booqohttps://www.thereporterethiopia.com/article/herqa-takesmeasures-15-colleges-campuses

 

Waxa kale oodbooqankartaahttps://allafrica.com/stories/201411100675.html

 

Ardaydii dhiganaysay jaamacadda Rift valley fareceeda hargeysa ayaa ilaa hadda garan la’adhinac ay U dhaqaaqan marka laga Reebo Tiro kooban oo qaadatay go,aan ay kusoobilaabayaan jaamacaddaha kale,  maamulka jaamacadda ayaa u diiday inay ardaydu badalo hesho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here