Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay qaabka ay u qaybiyeen Deeqo Waxbarasho oo dalka itoobiya uu ugu deeqay jamhuuriyadda somaliland.
Deeqdan waxbarasho ayaa waxa goboladda dalka u qaybiyay wasiirka wasaaradda waxbarashadda somaliland Cismaan Jaamac Aadan kaas oo gobolada qaarna kab wasaaradu kor loogu soo qaadayo ay u samaysay.]
Warsaxaafadeed lagu shaacinayo qaabka loo qaybiyay oo ka soo baxay wasaaradda ayaa tilmaamay in deeqda waxbarasho ee itoobiya somaliland siisay ay tahay waxbarashadda heerka 1aad.
