Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in wasiirka wasaarada warfaafinta ee dowlada fadaraalka Soomaaliya uu u yeedhay isla markaana kaalmooyin shaqo oo ay ka xigto inta ay Muqdisho cagaha soo dhigayaan u balan qaaday afar dhalinyaro ah oo Dhawr Cisho ka Hor Xukuumada soomaaliland ka Eriday Barnaamijka shaqo qaran Waliba Cay Iyo Aflagaado Lagu Daray Laguna Sheegay Inay nijaas yihiin ku dhix jirta ardayda kale Ninika Sidaa yidhina Uu Ahaa Gudoomiyaha shaqo Qaran Ee Ay Mudada Kuwada noolaayeen Xerada Tababarka darar wayane
Waxa lagu haystayna ay ahayd Maxaad Usheegteen In Arday kale oo aan ahayn Shaqo Qaran inay imtixaanka Ku galayaan hotel Garan Xadi Oo ahayd Maxaad Runta Usheegteen
Lkn Wararka Hor Dhaca Oo aanu Helayn ayaa Sheegaya Inay Dhalinyarada Wasiirka Somalia Shaqada ugu yeedhay Ay Ku Gacan Saydheen Sheegeena Xitaa Hadii Shaqada Laga Eryo ama Shaqo la.aanu Ku dhacdo Inaanay Ka Tagayn Qarankooda Oo Dhib iyo dheefba la Garab taagnaanayaan Somaliyana Aanay Shaqo Udoonanayn Intay Cadaalad Helayaana Ay wadankooda Joogayaan
Qaranku Cadaaladbuu ubaahan yahay