Madax-dhaqameedka Iyo Odayasha Beesha Garxajis Oo Wali Ku Guda Jira Dhex-dhaxaadinta Jabhada Kornayl Caare Iyo Xukuumada JSL. Odayaasha iyo madax-dhaqameedka kaso jeeda beesha garxajis oo wali ku guda jira dhamaystirka heshiiska iyo dhex dhaxaadinta kornayl siciid cawil jaamaca “Caare” iyo xukuumada jsl oo wali ka socda deeganka karinka iyo Tabca ee Duleedka magaalada Ceerigabo ee xarunta Gobalka sanaag.