Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
gudoomiye Ciro oo mudooyinkii ugu dambeeyey ka maqnaa dalka ayaa markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxa si weyn ugu qaabilay saraakiisha kala duwan ee xisbiga Waddani.