Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Guinea aya Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay Goaanki Dowlada Somalia Ka Soo Baxay

0
424

Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure

Guinea (Burcoonline) 05.07.2019 Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somalia ku sheegay inay xidhiidhka u jareen 
Wasiir Mamadi toure oo u waramayay Radio dalka Guinea ayaa ku tilmaamay wax lagu Qoslo go,aanka ka soo baxay Maamulka Somalia Anagu ma nihin la haystayaal Guinea  waa Dal Xora Aduunka Wadan Walba waan la xidhiidhaynaa Cidna kama amar qaadaynayno 
Somaliland waxan u aragnaa Dal madax bannaan intastoo wali aan la aqoonsan laakiin 
waxaanu la samaynaynaa Xidhiidh fiican taasna wax aanu qarinayno ma aha Soomaliya anaga waxba nagama dhexeeyaan safaradna Kuma lihin xidhiidhka ay shegayaana iyaga ha la waydiiyo cida ay xidhiidh la leeyihin……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here