DEG DEG:Xukuumadda Somaliland Ayaa Xayiraadii Ka qaaday TV-yada Eryal Iyo Horyaal Oo Ay Hore U Xayirtay. Waxaana Warbaahinta La Hadlay Gudoomiyaasha Labada Tv Qaar Ka Mid Masuuliyiinta Tvyada Madaxa Banaan Oo Ka Qayb qaatay Dhex Dhaxaadinta Iyo wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland.


