Dawlada Somaliya Oo La Wareegtay Maamulka Dakhliga Duulimaadyada Hawada Somaliya Iyo Somaliland

0
409

Dawlada Somaliya Oo La Wareegtay Maamulka Dakhliga Duulimaadyada Hawada Somaliya Iyo Somaliland.

Dawlada Somaliya Oo La Wareegtay Maamulka Dakhliga Duulimaadyada Hawada Somaliya Iyo Somaliland

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada sare ayaa maanta heshiis ay kula wareegeyso dakhliga iyo shaqaalahii laga gashey ICAO & IATA
Heshiiskaasi waxa uu dhaqan galayaa 30ka July 2019 . Waxaana Dowlada Federaalka u saxiixey wasiir Cabdulaahi Oomaar .
Dowlada Soomaaliya waxay hore ula soo wareegtey hawada ,iyadoo maantana si rasmi ah ula wareegtay dhamaanba dakhligii hawada , Guusha dawlada federaalka somalia ka gaashay inay la soo wada wareegto maamulida iyo dekhliga maamulka hawada ayaa laf jab ku ah xukuumadda somaliland oo lagala wareegay Maamulkii hawada oo xarunteeda laga dhigay magaaladda Muqdisho iyo haatan oo Somalia ay la wareegtay Dekhligii maamulka hawada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here