Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Jooga Dalka Kenya Oo Maanta Kulan La Qaatay Dhigiisa wasiirka Arimaha Dibada Dalka Kenya. Wasaarada arrimaha Dibadda Kenya oo ka warbixinaysa kulan maanta ay yeesheen wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland iyo xoghayaha joogtada ah wasaarada arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay in labada dalka Somaliland iyo Kenya ka wadahadleen danaha labada dal iyo qaabkii loo sii xoojin lahaa.
Kulan wasiirka Arimaha Dibada Somaliland waxa Ku Wahelinayey safiirka Dalka Kenya Ee Somaliland U Fadhiya Amp Baashe cawil