waxaad na fahamsiiseen wax badan.
1. ilaa 5 Taliye oo Habarjeclo ah oo Gobolka Sanaag u kala hooseeyey xilkii ayaa laga qaaday Buulna waa laga dhigay.
2. Ciidanka Qaranka waxaa ka Talinaya beel iyo weliba dad jooga Putland oo hore Ciidanka dhabar jebin ugu geystay.
3. Ciidamada Habarjeclo meel ay joogaanba waxaa la saaray cadaadis maskaxdooda lagu dilayo.
4. Degaanada Habarjeclo waxaa laga saaray Ciiamada Habarjeclo taas bedelkeedana waxaa la keenay Ciidama sooc ah oo ay lee yihiin Beelaha la dega Hj si wax loogu yeelo beeshan.
5. waxaa la bilaabay gaar ahaana Dugsiga tababarka Bixin in lagu tababaro Ciidamo beel beel ah oo aanay Hj ku jirin oo weliba Dugsigu ku yaalo.
6. Muuse wuxuu yidhi Cidii ii codaysay fartay dhexda ka qaniinaysa laba reerba doortay oo Habar Awal wataa Subaga iyo malabka isku qooshatay ee Xilalkii Somalailand oo dhan lagu taxay, Hj ayaa dhexda farta laga qaniinsiinaya oo waataa Taliye kasta oo ay Habarjeclo lahayd Xilka laga qaadayo, Isuduwe looma ogola, shaqalaha waxaa lagu qorayaa soo eegta meel uu ka shaqeeyo qof hj ahi.
Muuse iyo Taaniyow hore ayaa Ingiriis u sheego wuxuu yidhi ilaahay iyo Hj is raace dadkii kalena is raace markaa dhexda ka qaniini mayno ee waanu tashan doona.
Yasin shiide