Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somaliland Yaasiiin Mohamoud Hiir, Ayaa Goor Dhaweed Soo Gaadhay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya. Wasiirka ayaa mudadaa uu joogo halkan la kulmi doona masuuliyiin kala duwan. Waxaana dib idinla soo siin doonaa wixi warbixin ah, ee la xidhiidha Safarka Wasiirka.
Safirka Dalka Kiiniya Amb Bashe Cawil X Cumar