Magaalada Jable oo ka tirsan Degmada Faqayub ayaa ah meelaha laga helay dhagaxa Macdaanta oo shirkado badan ka shaqeeyan oo mudooyin u danbeeyay muran ka tagna ayaa shaqada si fiican u socotay dadka magaalada dega ayaa shalay mar kaliya waxay ku war Helen cidamo Bolisa oo magaalada dhex lugaynaya ka dib waxay qori ka qaden mid ka mida dadkii shacabka ahaa magaalada degana halkaas oo dadki magaalada ka gadooden sida ku bilaabmay isku dhac shacabka magaalada iyo cidanki halka tagay oo an ilaa hada la garanayn cida sisay amarka ku tagen halka .
Isku dhaca waxaa ku dhiintay hal askari oo maydkiisa la kenay cisbatalka Magaalada Burco oo ilaa hada an al asin iyo qof shacaba oo dhawaca .
Dad jooga magaalada la xidhiidhnay ayan noo sheegay in anay garanayn waxay u socden Cidanka Bolisku iyo cida soo dirtay balse shirkadihi dhagaxa ka shaqaynaayay iyagu burta ku jiran shaqadoodina watan
ilaa hada lama hayo Gacan ku dhiiglihi Dilka gaystay
Waxii warara kala soco shabakada Qoryaalenews.net