Tan iyo inti Somaliland jirtay oo oo qabashada Maalinta Qaranka Somaliland la qaban jiray Dalka Somaliland oo dhan maalin isku mida oo  taarikda Marki Kowaad Hargeysa iyo Burco ku dhawaaqen Maanta laba malmood oo kala duwan  halka Mayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltecko ku dhawaaqay in la xusaayo maalinta 18 May 2019 oo ramadan tahay 12 halka Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Togdheer iyo Mayarka Caasimada Labaad Somaliland Burco Maxamed Murad ku dhawaaqen in xuski 18 may tahay maalin ramadaan ah badalkeedana ka dhiigen kagana dhawaaqen maanta Xaafiska Gobolka in 18 MAY la xusi doona 5 May oo ah maalin ka hor ramadaanka .Madaxweyne Muse Bixi ayaynu egi waxuu kaga jawaabo maalinti lawada xusi jiray ee qaybsan tahay iyo Magaaloyinka kale Daka Somaliland ma Burco ayay raci mise Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here