Dhisme Cusub Oo Laga Bilaabay Hotel Daallo Oo Laba Dhinac Isku Haystaan Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Dhismahasi Laga Bilaabay Hotel Daallo
Mudooyinkii Uu Danbeyey Waxa Muran Xoogani Ka Taagna Dhulka Lagu Magacaabo Hotel Daallo Oo Ka Mida Ahaa Hudheladii Shaqayn Jiray Waqtigii Ay Jirtay Dawlada Somaliya Waxaana Dhulka Isku Haysta Cabdi Cawil Oo Ah Maamulaha Haayada Bisha Cas Ee Gobolka Togdheer Iyo Ilma Cabdi Shaybe.
Waxaana Saaka Arooryadii Hore Dhisme Qarsoodiya Laga Bilabay Hotel Daallo Waxaana Dhismahan Si Toosa Uu Dhisaya Cabdi Cawil Oo Ka Mida Labada Dhinac Ee Isku Haysta Sheegashada Hotel Daallo
iyadoona gudoomiyaha gobolka togdheer xamse maxamed cabdi iyo taliyaha Ciidanka Boolisku Gobolka Togdheer Si Rasmiya Uu Joojiyeen Maadama Aan Lagu Kala Bixin Dhulkani
waxaana Dhismahan Cusub Cabdi Cawil Bilaabay Ay Keentay In Muran Balaadhan Iyo Dad Iyagu Qorya Sita Ay Ag Tuban Yihin Dhismaha Hotel DaalloMagaalada Burco,
Dhinaca Kale Ma Jirto wax wara oo wasaarada hawlaha guud ee somaliland ay ka soo saartay dhulka muranka ka taagan yahay laakin cabdi cawil oo ah dhinac ka mida dhinacyada isku haysta hotel daallo ayaa dadkii degana lacag uu qaybiyey isla markaana ka raray goobta
taallabadan ayaa uu muuqata mid isku dhac sababi karta hadii anay xukuumada iyo wasaarada arimaha guduhu ay wax ka qaban waydo