Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo La Goostay Gaadiid Iyo Xukuumada Oo Aan Ka Hadlin

0
416
Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo La Goostay Gaadiid Iyo Xukuumada Oo Aan Ka Hadlin Wararka Aanu Ka Helayno Deegaanka Badhan Ayaa Sheegaya In Taliyihi Ciidanka Policeka Gobolka Badhan Ee Somaliland Caydiid Axmed Nuur Uu Ka Goostay Somaliland Isla Markaasna U Gubay Dhankaas Iyo Maamulka Puntland,Warar U Dhuun Daloola Gobolkaasi Ayaa Sheegaya In Taliyuhu Ka Gudbay Xuduuda Somaliland,

Dhanka Kale Warar Aan La Xaqiijin Ayaa Sheegaya In Taliyuhu La Goostay Sadex Gaadiida Oo Kamida Kuwii Ay Ku Hawl Galayeen Ciidanka Policeka Gobolkaasi,Ilaayo Hada Lama Xaqiijin Sababta Ka Danbaysay In Taliye Cadiid Ka Goosto Ciidanka Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here