Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Booqday Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Oo Xaalad Caafimad Ujiifa Cisbitalka Hal-door Ee Caasimada Hargeysa.

0
671

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa,

ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

axaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.

Image may contain: 1 person, standing

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here