Wasiirka Maaliyada S/Land oo Xididada U Siibay Agaasime Waaxeedyadii Iyo Maamulayaasha Kastamada ee Wasiirkii Hore Magacaabay

0
544

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Isku Shaandhayn Xoogan ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Maaliyada iyo Maamulayaasha Kastamada Dalka .

Agaasimayaashan iyo Maamulayaashan uu Maanta Wasiir Sacad ku Sameeyay Isku Shaandhaynta ayaa ka mid ahaa Masuuliyiintii uu Magacaabay Wasiirkii kaga Horeeyay Xilka Wasiirnimo ee Xukuumadan Madaxweyne Biixi isagoo Wasiir Sacad Maamulka Kastamada ku Soo Celiyay Masuuliyiin Wasiirkii Hore Eryay .

Nuqul ka mida Waraaqda Isku Badalaada Wasiir Sacad Cali Shire Sameeyay oo shabakada Herer Media Heshay ayaa u Dhignaa Sidan

Halkan ka Akhri WareegtadaWasiirka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here