Safiirka Cusub Ee Somaliland U Fadhiya Dalka Maraykanka Oo Xilkii La Wareegay iyo Jaaliyada Somaliland oo ka soo qayb geli wayday.

0
741
Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiya Dalka Maraykanka Ayaa Xilkii Ku Wareejiyey Masuulka Cusub Ee Dhowan Xilkaasi Loo Magacaabay, Mudane Rashiid Nuur “Gaaruf” Xafiiska Safaarad Somaliland KU Leedahay Dalkaasi Ayaa Lagu Qabtay Xil Wareejinta Waxaana Sidoo Kale Goob Joog Ahaa Safiirka Cusub,,”Safiirkii Hore Ee Xilkaasi Hayey Ayaa Ka Warbixiyey Waxqabadkii U Suuro Galay Mudadii Uu Xilka Hayey,Sidoo Kale Waxaa Uu Sheegay In Xidhiidh Wanaagsan Ka Dhexeeyo,Jaaliyada Somaliland Iyo Safaarada Dalkaasi
Mudane Bashiir SH. Cumar Good.Oo Xilkaasi La Wareegay,Ayaa Carabaabay Qorshaha Cusub Ee Uu Ku Hagaayo Safaarada,Isagoona Madaxweynaha Somliland Uga Mahad Celiyey Xilkan Miisaanka Leh Ee U Magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here