Siyaasi Maxamed nuur caraale duur, ayaa ku ammaanay madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan saylici in uu talaabo horumarineed ka sameyey kulamadii uu laqaatay boqorka sucuudiga, umuujiyo horumarka ay ku talaabsadeen masuuliyiintii uu horkacayey madaxwayne ku xigeenka Somaliland .