Salebaan Xagla Toosiye waxa hore isugu sharaxay Musharaxa Madaxweyne kuxigenka Xisbiga Kulmiye Doorashadi Madaxtooyada 2017 November dhacday. halka wada tartamen Madaxweynekuxigenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo cod yar ku kala helen,
Hadi Salebaan Xaglatoosiya kaga dhabeeyo inu sharaxan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye isla markana hadi alle u qoray u ku gulayso waxaa sura gala inu noqdo Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Kulmiye 2022 November dhici doono oo dadka Siyaasada ka falooda sheegen hadi Madaxweyne Muse Bixi dabadi yimado Musharax Madaxweyne Beesha degta Buhoodle iyo Lascanood in si fuduud u gulaysanayo oo noqonayo Madaxweynaha Lixaad badali doona Muse Bixi dabadi.
Qoryaalenews.net
Hargeysa /Somaliland