Xildhibaan Xasan Shahar  oo ka tirsan Goolaha Degaanka Hargeysa ayaa   U Jawaabay Xildhibaan Farxaan Cabdi Aw xirsi oo ka tirsan Goolaha Degaanka Burco oo laba casho ka hor usoo Hanjabay Madaxweynaha iyo Wasirka Arimaha Gudaha isla markana dhar ku maray in laysugu iman doono Xafada Jigjiga Yar oo xafad Hargeysa ka mida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here