Xildhibaano Degaanka Burco iyo Siyaasin Xilal Sare Ka haya Xisbiga Wadani iyo Odayaal kale oo isku beela  ka soo jeda Galbeedka Burco ayaa Tageeray Odayashi isku Degaanka ahayen ka hadlay Sanaag iyo Axmed Cadib iyo Cunaye yidhaahden hala si daayo.Madaxweynaha Muse Bixi iyo Wasirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin oo ku sheegen in Dawladi AHN Cabdiraxmaan Tuur iyagu riden iyo arimo badan ka hadlen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here