Ismaacil Hure Buba iyo Axmed Mire waxay Difaac adag u ahaayen Dawladi AHN Cabdiraxmaan Tuur oo Madaxweynaha hada Muse Bixi u ahaa Xubnaha ku ahaa Mucaaridka oo ay tirinayan Xubnaha Dawladu ka socon Wayday . Ismaacil Bubaoo wakhtiiga Somaliweyn iyo Xamar Qabtay halka Axmed Mire Dalka Ingiriiska qabtay ay maanta raban inay ka argoostan Muse Bixi . samaynta jabhadnimada iyo waxaas oo kiis iska wala waa argoosi ay raban .