Dawlada Soomaaliya ayaa haatan waxay la daalaa dhaceysaa ka saarida Al shabaab Deegaanada ay ka joogaan Dalka.
Shabaabku waa quwad Jabhad ah oo Dagaal kula jira Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Cid kasta oo la safata.
Waxay Shabaab soo bandhigeen Awood Ciidan iyo Gaadiid dagaal kadib Salaadii Ciida Carafo markii maanta la tukaday.
Deegaano kala duwan ayey Askartani kusoo bandhigeen kuwaasi oo Shabaab ku sheegeen inay heegan ugu jiraan difaacida weerar kasta oo Dawlada Soomaaliya kaga yimaada.