Mujaahid Axmed Mire Oo Diiday In Uu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ergo U Tagtay

0
894

Mujaahid Axmed Mire Oo Diiday In Uu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ergo U Tagtay Madaxweynaha Somaliland Ayaa Dalbaday Inuu La Kulmo Muj,Axmed Mire Oo Dhowaan Dalka Kusoo Laabtay,Erooyin Kasocda Mujaahidiinta La Soo Halgamay Labadan Mudane Ayaa U Tagay Axmed Mire,Balse Mujaahid Axmed Mire Ma Aqbalin Dalabkaasi,Isaga Oo Ku Gacan Saydhay

Madaxweynaha Somaliland Ayaa La Sheegay Inuu Doonaayo In Mujaahid Axmed Mire La Kulmo Kornel Caare Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Iyo Beesha Garxajis Oo Iyadu Ka Tirsan Mucaaradka Ugu Adag Xisbiyada Dalka,
Ilaayo Hada Lama Oga Sababta Keentay In Mujaahid Axmed Mire Ku Gacan Saydho Dalabka Ka Yimi Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ay Kawada Tirsanaayeen Mujaahidiintii Dalka Xoraysay,
https://youtu.be/yjCkJhYbCeY?t=38

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here