Waxaa ilo Xogagaala noo sheegen in khilaaf soo kala dhex galay Wasirka Gaadiidka Cabdilaahi Abokor iyo Mareeyaha Hayadda Wadooyinka Somaliland oo isku haya awood maroorsi .
Khilaafkan ayaa waxaa dhex galay Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo ilaa hada xal ka gadhin