Akhri:- Madaxwaynha Somaliland Oo Maanta Dalka Ka Dhoofay Iyo Halka Uu Tagay + Wasiiradda Weheliya 

0
1186

Qoryaalenews(Hargaysa):- Madaxwayne Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu saaka ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaa ee magaalada Hargays waxaana uu mudane Muuse Biixi uu martiqaad rasmiya ka helay Raysal –wasaaradaha Itoobiya. Madaxwayne Biixi ayaa joogi doono waddankaasi muddo saddex cisho ah oo ka bilaabmata maanta waxaana socodaalkiisa ku wehelin-doona Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda. Safarkan ayaa noqonaya kii labadaa ee Muuse Biixi ugu baxo waddamada jaarka, Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay madaxtooyada samoliland oo ku saabsan safarka madaxwaynaha waxaase warkan noo xaqiijiyaya ilo ku dhow madaxtooyadda.

Wixii warar ah ee ka soo kordha safarka madaxwaynaha kala soco Qoryaale News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here