Qoryaalenews(Hargeysa):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shir aan caadi ahayn oo ay iskugu yimaadeen Golaha Guurtida Somaliland waxaanu sheegay in dalka la galiyay xaalad dagaal isagoo sheegay in ay Soomaaliya galisay.
Halkan ka daawo Muuqaalka