Qoryaalenews(Hargeysa):- Xildhibaan Baar Siciid oo ka tirsan gollaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegtay in ay hambalyeyneyso wasiirka qorsheynta dawladda federaalka Soomaaliya oo soo gaadhey dhawaan magaalada Badhan. Xildhibaan Baar ayaa sheegtay in wasiirku uu u dhashay deegaanka isla markaasina aanay wax dhibaato ah lahayn in uu yimaado.
Baar waxay kale oo xustey in xagga siyaasadda marka laga eego imaatinnka wasiirka ay khalad tahay
Halkan ka daawo muuqaalka xildhibaanada
Qoryaalenews – Hargeysa Desk