Dawlada Itoobiya Oo Beenisay Inay Xabsiyadeeda Kasii Daynayso Maxaabista U Xidhan Siyaasada

0
521

Qoryaalenews(Itoobiya):- Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa si rasmiya u beenisay warar sheegaya in dhawaan ay xabsiyada dalkaasi ka sii deyn doonto maxaabiisa u xidh xidhan denbiyo siyaasaddeed. Hadal ka soo baxay raysal wasaaraha dalkaasi Itoobiya ayaa la sheegay in warbaahinta caalamku si khaldan u turjumatey kaasi oo ahaa in xabsiyada dalkaasi laga sii deyn doono dad tiro yar oo aaney danbiyada loo haysto waaweyneyn.

 

Halkan ka daawo muuqaalka warkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here