Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay inay Nabad galyada ilaa Shadaan

0
570

Bali-gubadle()Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Maanta Shir Jaraa”id  Qabtay Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa Bulshada Somaliland Ugu Baaqay inay wada ilaashadaan Nabad galyada Dalka

Sidoo kale Xubnahani waxay Xukuumada Somaliland iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ay ku Bogaadiyeen Hirgalinta Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13 November Guud ahaan Dalka Uga Qabsoontay Si Nabadgalyo ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here