Magacaabista Guddiyada Ololaha iyo Maamulka Gobollada Xisbiga WADDANI

0
663

Iyadoo ololihii doorarasha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland bilaabmayo, wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay – noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga WADDANI,iyo dhammaystirka maamulada Gobolada qaar laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 18/10/2017, hore wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay Guddiyadii Gobolka Togdheer, ee ololaha iyo maamulka,  Gobollada dhimana waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here