War Deg Deg Ah:-Xogahayaha Ku Xigeenka Warfaafinta Xisbiga Wadani Iyo Masuuliyin Ka Tirsan Golaha Dhexe Xisbiga Oo Xabsiga Dhexe Burco Loo Taxabay

0
580

Xogahaye Ku Xigeenka Warfaafinta Xisbiga Wadani Ee Heer Qaran C/salaam Maxamud Ducaale,Siyaasi Cabdilaahi Aadan Oo Ka Tirsan Golaha Dhexe Xisbiga Wadani Iyo Siyaasi Maxamed Aadan Ayaa Mar Dhawayd Loo Taxabay Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco,

Xadhiga Masuuliyintani Ayaa Lagaranaynin Sababaha Ka Danbeeyay Xadhigooda Marka Laa Tago Warar Ay No Sheegeen Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Tilmaamayay Inay Ka Dabeeyaan Xadhigooda Xubno Ka Tirsan Xisbigooda,

Mar Aan Isku Daynay Inaan Wax Ka Waydiino Masuuliyintani Xabsiga Loo Taxabay Ayaa Noo Suurta Galin

Mar Dhaw La Soco Wixii Warar Ka Soo Kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here